The app for independent voices

LAAMUU.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey dagaal culus ku qaadeen xero ciidanka dowlada Saliibiyadda Kenya ay ku leeyihiin inta u dhaxeysa deegaanada Kiyuunga iyo Sankuura ee gobalka Laamuu ee ku hoosjira gumeysiga Saliibiyadda Kenya.

Dagaalka inta uu socday waxa uu dab xoogan ka kacay xerada.

Oct 22
at
11:21 AM

Log in or sign up

Join the most interesting and insightful discussions.